miis
Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine
Macnaha:
- 1. ld miisad. Qalab ka samaysan alwaax, bir, ama wax kale oo fidsan lugo ku taagan oo siyaalo kala geddisan loogu isticmaalo xafiisyada iyo guryaha. 2. Xoogaa cunto ah oo beegan oo aan bislayn. 3. Heer nolosha laga gaaro. 4. Meel dad koox ahi cunto loogu sameeyo. 5. ld miisid.
- Cunto beegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

