bodQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-day, -dday)Macnaha:1. Meel lagu taagnaa si dhaqso iyo xoog leh kor uga kicid iyaadoo lugaha hal mar la wada qaadayo. 2. Sac kudid (dibi). 3. Ka b.: wax qotoma dul marid iyadoo dhankeeda kale lagu dhacayo. 4. Kala b.: arrin iwm ku heshin waayid.