naab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- ld naabid.
- (daawo) Qolof qallalan oo fuusha bishimaha qofka marka uu harraado ama uu bukoodo; jiil.
- 1. Wax fur ku adkeyn. 2. Ku n.: wax la kor saaray wax kale ku dhejin.
Lamidka: naabid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

