burjiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Heybad cidi leedahay oo dadka qaarkiis kaga baqaan ama ku xurmeeyaan. ld buruud.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
buruudQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Nasiib wacan. 2. ld burji. ld burad, buruuji.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00