buud
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dad, m.l)
Macnaha:
- 1. Doon meel dhexaad ah oo qaadda afar boqol ilaa kun kintaal. 2. Kabaha waaweyn ee ay askartu qaadato.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dad, m.l)
Macnaha: