dhaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dh. ah: nafley hoygeeda habeen ka maqnaan.1. Ku dh.: meel aan buuxin. 2. U dh.: Haweeney la qabo ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ahQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Macnaha:(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.ld aah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0