cabsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cabso. ld cabsad, cabsi, cabsood.

cabso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Ka c.: cabsi dareemid. ld cabsoo.

cabsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cabsasho.

cabsi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wax dhibaato keena ama xun ama xanuun leh iwm, argaggaxa ay nafleyda uurkeeda ku abuuraan; argaggax, bixid, welwel; baqdin.

Lamidka: Argaggax, Baqdin, Walwal

cabsood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cabsasho.