cajis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caajis¹.
  2. ld caajis².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caajis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-siin/-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Firfircooni la'aan; wahsi; daal. 2. C. ah: qof hawl nacayb, wahsi badan. ld cajis¹.
  2. Hawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qabasho bilaabid; soo tabaryarayn. ld cajis².

Lamidka: cajis

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur