canjeelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-canjeel, m.dh)Macnaha:Geed weyn, miro la cuno leh, koox koox u baxa oo u eg deegaanka.