deegaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
- 1. Geed weyn canjeelka u eg, sida badan webiga jiinkiisa ka baxa oo leh miro la cuno. 2. ld degaan.
- Doog meel roob badan ku da'ay ka baxa.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha: