canqawQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-wyo, m.dh)Macnaha:Labada lafood ee ka soo taagan meesha cagta iyo kubka iska galaan middood. ld anqow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0