cararidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg carar². ld carar¹ (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cararQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld cararid. Orod baqdin leh. 2. Dhiin meyraxda dhirta qaarkeed laga sameeyo oo wax lagu aslo; asal; aglool.Orod baqdin ku jirto ordid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00