waalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cayaar cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, raggu cayaaro oo labo saf oo iska soo horjeeda, tira isla egna ah, iyadoo jilbajabsan gacmahana lagu cayaaro hees iyo jiibna leh; hellem.
  2. 1. Wax waalan noqosho. 2. Ka w.: meel cabsi awgeed uga cararid.