carro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld ciid (1). 2. ld carri. Dhul; dal; waddan. 3. Ciid cusbo leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Meeraha dadku dushiisa ku nool yahay. 2. Barri. 3. Dal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.l)

Macnaha:

  1. Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.
  2. Harag rogob ka gurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waddan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno/-ammo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhul leh xuduud, xukun iwm oo u gaar ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

carri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld carro (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur