carruurQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Dhasha dadka; ilmo; ubad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ilmoQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Dhallaan; caruur; ubad.Dhibco biyo dhanaan ah oo qanjirrada indhaha ka yimaadda; ilin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ubadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhasha yaryar ee xoolaha iyo dadka.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0