casar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Waqtiga u dhexeeya duhurka iyo maqribka. 2. Salaadda la tukado waqtiga casarka. ld casir.

casir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld casar.
  2. Xanuun aad ah oo qabatin ah caloosha ka dareemid.