duhurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Waqtiga u dhexeeya harka ilaa casarka. 2. Salaadda xilliga la tukado.