inkaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhibaato qof Ilaah looga baryo in ay ku dhacdo.Dhibaato Ilaah cid uga baryid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0