xumaysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xumayn.1. Cawro; oogada dadka inta la qarsho. 2. Hilbaha inta uurkujirta ah. 3. Xoolaha iyo dadka intooda tabarta yar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cawroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Oogada dadka inta la qarsho; foolxuumo; ceeb.1. Inkaar. 2. Il, cawri. 3. Xin, kuuni, xasdi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xumaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xumee. ld xumays¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0