cawsQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc dhirta ka mid ah, oo xooluhu daaqaan leh caleemo, laamo iyo jirrid aan xoogganeyn oo badanaa deda meesha uu ka baxo.