mayrQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Caws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.1. Wax biyo ku dhaqid. 2. U m.: cid u qubayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mayroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Geed timirta, baarta iwm u eg oo caw jilicsan baxsha; maniiqo. ld mayr¹.1. (f.g) Wax, sida dhar iwm biyo ku dhaqasho. 2. (f.mg) Qubaysasho (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0