cayayaan
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
- Bahallada yaryar, aan laf iyo dhiig lahayn oo leh lix ama siddeed lugood, oo ay ka mid yihiin kaneecada, caarada, duqsiga iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

