ciin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed cagaaran, cufan, caleen iyo qodax toona lahayn, laamo dhuudhuuban oo dhacaan cad leh oo geelu ku sumoobo hadduu daaqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur