dani
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Qof mas'uul ka ah baabuur, bas iwm. ld deni.
- Geed weyn, ciinka iyo dharkeenka ay isku bahyihiin oo ceelasha, guryaha, waraha iwm deyr looga dhigo; dano.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

