saxaroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cuntada dadku cuno inteeda oogadu nacdo oo ka soo baxda futada; xaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xaarQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-ray, -rtay)Macnaha:Wax xaaqid.Saxaro.Xaar dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0