cuneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nayaal, m.dh)Macnaha:1. Dhuunta cunnadu marto oo isku xirta afka iyo caloosha xaggeeda sare. 2. Wax cuna; cunaa.