curyaami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Curyaan ka dhigid. 2. Hawl, arrin iwm xannibid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur