daacid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daac². ld daacasho.

Lamidka: daac, daacasho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daac

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qabatoon; macaluul; diihaal.
  2. 1. (f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn. 2. (f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco².

Lamidka: qabatoon, macaluul, diihaal

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daacasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld daacid.

Lamidka: daacid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur