dabaalQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku dhex jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal².+Ku dar▲0▼0
dabbaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid.ld dabaal.Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo).▲0▼0