dabooloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld daboole.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dabooleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur candhada geela ku dhaca oo ibaha xira. ld daboolo, ibadaboole, ibadaboolo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0