dedQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld dad 1. Shey dusha laga saaro ama lagu daboolo wax feydan. 2. ld dedid.Wax feydan, shey dusha ka saarid ama ku daboolid. ld dad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyow, m.l)Macnaha:Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.ld ded¹ (1).ld ded².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dedidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ded². ld dadid, ded¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0