dabshid
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Dabbaaldeg lagu maamuuso dhammaadka sanad qorraxeedka soomaaliyeed oo ku aaddan toddobaadka u dambeeya bisha Luulyo, laguna xuso ciyaaro kala duwan iyo dab la shido.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

