damac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho. 2. Rabitaan. 3. ld damcid.
- 1. Hunguri weynaan dheeraad ah wax u yeelasho (cid). 2. Wax rabid (cid). Tus. “Waxaan damcay in aan Diinsoor aado.”
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

