hawoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Dabayl gabow. 2. Inta cirka iyo dhulka u dhexeysa oo eberka ah. 3. Wax maanka laga jecelyahay. 4. Damac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
damacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho. 2. Rabitaan. 3. ld damcid.1. Hunguri weynaan dheeraad ah wax u yeelasho (cid). 2. Wax rabid (cid). Tus. “Waxaan damcay in aan Diinsoor aado.”Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0