raashinQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Cuntada daruuriga ah ee dadku ku nool yahay; gasiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gasiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cunto; calaf; dheef; dhuuni. ld gesii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00