dawakh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dawakhid.
  2. Madax wareer dartiis wax la kala garan waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dawakhid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dawakh². ld dawakh¹, dawikhid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur