dawrQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dowr¹.ld dowr².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dowrQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:1. Ceel biyihii ka guureen, goof, gorof. 2. (riw.) ld door. Kaalin.Ceel biyihii ka guureen oo muddo qallallaa noqosho. ld dawr².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00