Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)
Macnaha:
ld debecsan¹.
ld debecsan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)
Macnaha:
Xarig, guntin iwm oo giigsanaan wax debcay noqosho. ld dabacsan¹, debacsan¹.
Xarig, guntin iwm oo giigsanaa wax debcay ahaansho. ld dabacsan², debacsan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur