degdegsiinyo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld degdeg¹.

degdeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhaqsiyaha wax lagu qabto. 2. D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg¹, deddegsiinyo, degdegsiinyo.
  2. Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg².