dermo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Gogol laga sameeyay caw, caws, mayro iwm. ld derin.

derin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dermo.