samaysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:1. Nooc dermooyin-ka ka mid ah. 2. ld samayn¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
samaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg samee. ld samays.(kiim.) Macmalid: diyaarinta iskudhisyo kiimikaad iyaga oo laga ambaqaadayo iskudhisyo fudud.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0