dhaawacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:Nabar xanuun leh oo oogada ku dhaca.(daaw.) Kala go'a qaab dhiska xubin ama sooh oo ay keento dhibaato dibedda ugu timid.Nafley nabar xanuun leh gaarsiin.