dhaawac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Nabar xanuun leh oo oogada ku dhaca.
  2. (daaw.) Kala go'a qaab dhiska xubin ama sooh oo ay keento dhibaato dibedda ugu timid.
  3. Nafley nabar xanuun leh gaarsiin.