naafeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-feeyay, -faysay)Macnaha:1. Nafley naafo ka dhigid. 2. Xag dhaqaale, xoog iwm dhaawicid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0