dhacsiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhacsii. ld dhacsiis.

dhacsii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Qof wax fahamsiin.

dhacsiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhacsiin.