daahi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga dhacsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur