dhallinyar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dadka inta da'dooda u dhexeyso gaashaanqaad ilaa garmadoobe. ld dhallinyaraan.
  2. Qof da'diisu yartahay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhallinyaraan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhallinyar². ld dhallinyar¹, dhallinyaraansho, dhallinyari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur