dhan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dhinac, gees. 2. Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya. Tus. “Caana dh.”.
- Caano cabbid.
- Wax aan wax ka dhinnayn ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

