dhir

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. 1. Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn. 2. Geedaha dhadhanka iyo udugga gaarka ah leh oo dadku cunnada, cabitaanka iwm ku darsado; dhir-magaalo.