day

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1

Isrogrogga: (dayay/deyay, dayday)

Macnaha:

  1. 1. Indho, wax dhankooda u jeedin. 2. Isku d.: wax isku tijaabin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur